Wasaaradda amniga Xukuumada Soomaaliya oo amaro cusub soo saartay

Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow (Ducaale) ayaa soo saaray awaamiir ku aadan in cid walba oo qabaneysa shirar laga doonayo inay warqad fasax ah ka heysato maamulka gobolka ama Wasaaradda Amniga. Ducaale ayaa intaas ku daray in shacabka Soomaaliyeed laga doonayo inay u dhega nuglaadaan awaamiirta dowlada si loo helo kala dambeyn. “Goobaha … Continue reading Wasaaradda amniga Xukuumada Soomaaliya oo amaro cusub soo saartay